Codso Demo Bilaash ahWhatsApp
Codso Demo Bilaash ah

Tijaabi QuruxPro Ganacsigaaga

Buuxi foomka hoose si aad u hesho demo toos ah oo laguu tusaalaynayo habka ugu habboon ee ganacsigaaga. Looma baahna wax lacag ah.

Xogta Ganacsigaaga

Xogtan waxaa loo isticmaalayaa kaliya in laguu habeeyo demo-gaaga.

Maxaa Kugu Sugaya Demo-gaaga?

  • Tusaale toos ah oo ku habboon nooca ganacsigaaga (Beauty, Bridal ama Bakery).
  • Sida loogu xiro WhatsApp-kaaga fariimaha ballan-xusuusinta.
  • Sida loogu bixiyo rukunka Telesom Zaad ama Somtel eDahab.
  • 14 ilaa 30 maalmood oo tijaabo buuxda ah oo bilaash ah.
Ilaalinta Xogtaada (Privacy First)

Xogtaada lama wadaagayo cid kale. Waxaa loo isticmaalayaa kaliya in laguu diyaariyo demo-gaaga oo lagula soo xiriiro.